Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
Bandhig Faneedka Nasteexo iyo Magaalada Garoowe | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

Bandhig Faneedka Nasteexo iyo Magaalada Garoowe

Faniinta Nasteexo Indho, DJ Zubeyr iyo kooxdooda Mahuraan ayaa Show ku qabanaya magaalada Garoowe Caasimadda Puntland, iyadoo ay ka qeyb galeen dad aad u farabadan oo isugu jira rag iyo haween oo reer Garowe iyo dad kale oo goboladda kale ka kala yimid ah.

Showgan ayaa ah kii ugu horeeyay heerkiisa oo lagu qabto magaalada Garoowe, iyadoo Fanaanadda Nasteexo indho ay uga dhawaaqday horaantii bishan Xaflad ka dheceysay Xarunta madaxtooyadda Puntland taas oo lagu xusayay aas aaskii Puntland.

Dad badan oo reer Puntland ah ayaa soo u arka mid wanaagsan bandhig faneedka fanaaniintan, iyagoo muujiyay in ay ku faraxsan yihiin xiliga ay fanaanad Indho iyo Djga weyn ugu qabanayaan Bandhigan magaalada Caasimadda ah ee Garoowe.

267 Booqashada dhan 2 Booqashada maanta



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

3 Comments

Related movies