Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
Jawaab 1,000 $ ku bilaabatay Haatanna Mareysa 20,000, | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

Jawaab 1,000 $ ku bilaabatay Haatanna Mareysa 20,000,

Siyaasadaha somalia iyo somaliland ee ninka ku xanuunsan burco,
Dhawaan waxaa warbaahinta laga siidaayay nin ku xanuunsan burco oo dhanka dhimirka wax ka qaba,

Wasiir ka tirsan somalia ayaa arintaasi kasoo jawaabay isagoona usoo diray 1,000$

Somaliland ayaa markii ay maqasha 1,000$ ee xamar laga soo diray waxayna ku jawaabtay 6,000$

Shirka khamiis lahaa ee golaha wasiirada somalia ayaa waxaa laga sheegay in kunkii dollar ay ninka xanuunsan udireen lagaga jawaabay 6,000$,

Iyagoona isla markaaba so diray 10,000$
Somalilana talow ma 20,000$ bay kaga jawaabi doontaa
Siyaasadu mararka qaar waa lagu faaidaa.

151 Booqashada dhan 1 Booqashada maanta



Related movies