Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
“Nasteexo indho iyo Wadaadadii Ictisaam-ka Puntland maxaa kala galay”’ | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

“Nasteexo indho iyo Wadaadadii Ictisaam-ka Puntland maxaa kala galay”’

Wadaadadu waxay kasoo saareen Magaalada Garowoe fadwo ay ugu magacdareen ( halaga hortogo fasahaadka nasteexo ka soo waariday Yurub iyo dhulka gaalada ) waxaana Magacaas ay ku carqaladeeyeen show ay bulshada Puntland ugu baaqday Fanaanad Nasteexo Indho Sabtidii.

Hadaba Nasteexo uguma horayn fanaan yimid Puntland ama hees ka qaaday waxayna Su’aashu tahay maxay tahay khatarta goonida ah ee ay sidato? .

Dadka Reer Puntland ee xiisaha u haya fanka iyo balaarinta suugaanta dhinacyadda badanleh ee Soomaaliyeed waxay is waydiinayaan Fanaanad Nasteexo Indho maxaa ku gooniya oo Culimadda Ictisaam uga qayliyeen Showgeeda,

Inkastoo aan xaqiiqadeeda la heyn Hadana Xogo hoose oo ay dadka qaar ku shaacinayaan baraha Bulshada siiba Facebook waxa ay sheegeen in Nasteexo iyo mid ka mid ah Wadaada Ictisaam xarig jiid hoose ka dhaxayn jiray hadana uu jaanis ku helay uu ku fawdeeyo.

Hadaba Waxaan leenahay hala kala saaro ilaalinta diinta,akhlaaqda iyo xarig jiidka hoose,!!!

Hadaba Aqriste MAxaa kuu baxay.

750 Booqashada dhan 1 Booqashada maanta



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2 Comments

Related movies