Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
Qowmiyad Gaagaaban Miyaa mise waa dad isaga jira dadkooda, Coming Soon !!! | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

Qowmiyad Gaagaaban Miyaa mise waa dad isaga jira dadkooda, Coming Soon !!!

Inkastoo dadkan ay yihiin Dad caadi u nool  balse waxa ay ka gaa gaaban yihiin dadka caadiga ah, waxaana ay ku nool yihin magaalo kasta oo Soomaali degto, ama Adunkaba,

Muuqaalka kooban ee kor ka muuqda waxaa laga duubay dalka Jabuuti gaar ahaan magaalada Jabuuti, waxaana barnaamij dhameystiran oo soo aadan ka diyaariyay TV-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee SBC, kaas oo dhowaan aad ka daawan doontaan, anagana idiin soo gelindoono .

“Waa qoysas gaa gaaban, waxay leeyihiin Ween iyo yar, Caruur iyo caamaba,,, waa dad nidaamsan oo hogaan leh, waxa ay ku mideysan yihiin xukuumad,,” sidaasi waxaa yiri wariye Wareysiga ka soo qaaday Kooxdan Gaagaaban. CAJIIB!!

Qaarkood dadkaas waxaa fanaaniin, waa dad qeyb ka ah kaalimaha Madadaaladda wadanka Jabuuti, sida aad ku aragteen muuqaalada qaar oo la soo geliyay baraha bulshada sida Muuqaalkan Hoose.

372 Booqashada dhan 1 Booqashada maanta



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

3 Comments

Related movies