Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
Xaqiiqooyin Badan ka Ogow Haweenka! | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

Xaqiiqooyin Badan ka Ogow Haweenka!

 

Xaqiiqooyin Badan ka Ogow Haweenka!

1. Haweenayda Lagama Abuurin Madaxa Ninka Si ay ugu Istaagto.lagamana Abuurin Lugihiisa Si uu ugu Istaago. Balse Waxaa ĺaga Abuurey Dhiniciisa Si ay Isu Taageeraan Wadnaha agtiisa Si uu u jeclaado.

2.Haweenayda Quruxda Badan Waxay Farxadgelisaa Indhaha, Halka Haweenayda Saalixadda Ahna ay Faraxgeliso Qalbiga.

3.Haweenayda Looma Abuurin in ay Noqoto Bad Ragga oo Dhan Yaabgelisa, lakin waa in ay ahataa Mid Ninkeeda Faraxgelisa.

4. Haweenayda Wanaagsani Waxay Seygeeda uga Fiicantahay Gacmihiisa iyo Indhihiisa.

5. Dunida Waxa Jira Hal Wax oo Ka Wanaagsan Xaaska. Magarankartaa Qofkaas? (Hooyo).

6. Haweenayda Weyni Ninka Wey Ilowdaa, Tan Caqliga Badanina Waxay Saamaysaa Noloshiisa, Halka Tan Quruxda Badanina Soojiidato. Balse Waxaa Nooleysa Tan Dhowrsoon oo kaliya.

7.Haweenaydu Waxay Soosaartaa Shacab Qoto Adagleh Hadii Wax La Baro.

8.Haweenayda Weyni waata Naga Qoslisa Markaan Rabno in an Ooyno. Oo Naga Farxisa Markaan Cadhaysannahay.nana Quudisa Markaan Baahiqabno.

Haween La’aan Waa Nolol la’aan.

SHARE_Lawadaag Hablaha iyo Inamadaba. #MooSalh

262 Booqashada dhan 1 Booqashada maanta



Related movies