Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
Qeybtii 2 aad Qisadii Jacelkii Qabyaalada Daboolay | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

Qeybtii 2 aad Qisadii Jacelkii Qabyaalada Daboolay

QEYBTA 2 AAAD

Ugu horeyn nasiib wanaag waxaa garoonka magaalada qahira ee masar ka dagtay diyaaradii siday rakaab uu ka mid ahaa Liibaan waxaana shaqsiyadiisa u bilowday nolol murugo leh oo ey la qabto gacalisadiisa Ladan

La qabsi xumada cimilada magaalada qahira ayaa Liiban ku qasabtay in uu u wareegsado magaalada Alexandria oo iyaduna masar ku taala wareer iyo jaah dheer kadib xasuustuna u dheertahay Liibaan ayaa go’aan saday in uu ulaabto Somalia waxaana labo bil ladib uu go’ansaday haduu maqalkeeda waayo in uu dib isaga laaban doono halkii uu markii hore ka yimid

Dhinaca kale Hooyo axado oo ciil hore u qabtay qoyska Liiban ayaa ogaatay in uu baxay wiilkii ey gabdheeda kala carareysay waaba tan hadana geer kale is galisay kana soo hor jeesatay go’ankii bixitaanka ee gabadheeda

Kala fogaanshaha labada lamane aya waxaa ey noqotay mid sabab u noqday inuu sii bato xiisaha iyo hamuun qabka labadooda
Xiisihii ugubka ahaa ee jaceylka ayaa sii badatay

Ladan oo niyada ku heyday in ey bixi doonto December ayaa ogaatay in hooyo axado kaso horjeedo dhismaha mustaqbalkeeda

Cadiifad waqti dheer soo jiitameysay oo ahayed in jinsi faquuq uu ka dhaxeyay labada qoys waxaana Ladan hooyadeed ey isu heysataa in ey tahay qof saxan maba oga in jacelku qabyaaladu ka awood badantahay amaba uu ka awoodbadnaan karto

Waxaa isku soo aaday go’aanka hooyo axado iyo Ladan oo agoon aheyd abeehdna waqti horena geeriyoday
Taaso sabab u noqotay kala fogaanshiyaha labada lamaane ee Ladan iyo Liibaan

Bil kadib ladan ayaa weysay Furfurnaantii iyada oo noqotay qof xirxirnaan iyo waji cabuusnimona kaso hartay

Liibaan oo dalshisheye ku dhiban goankiisiina ka labalabeynaya ayaa malinba hadal afka ku haya
Hase yeeshee nasiib wanaag axmed yamani oo ka yimid carigii somaliya ayaa mar qura ushegay in uu hayo lambar laga heli karo Ladan wabaa nasiib soo dhaahoo gurigiisa kuso doontay una baahan in uu ka faaideysto Liibaan

Sadax maalin ayuu jamacada ka maqnaa isagoo dabaal dag iyo fantasiye ahaan ugu dabaal dagayay ileen waa ruux jaceyl waalay

Lasoco Qeybta Labaad

949 Booqashada dhan 13 Booqashada maanta



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related movies