Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan
FARRIIN BY QALBI FURAN | Qalbiga furan ayuu ka yimaadaa Wajiga furan

FARRIIN BY QALBI FURAN

June 28, 2016

Dhamaan Daawadayaasha iyo Aqristayaasha ku xiran Qalbi furan waxan ogeysiineynaa in dhowaan webka lagu sameyn doono dib u habeyn, islamarkaana laga bedeli dono qaabka daawashada

Sida Muuqata Waxaa cilad Balaarani ku jirtaa Qaabka Daawashada Filmiska Hadii ay noqon laheyd Hindiga iyo kuwa kale ee ku jira webka Sababo dhanka Youtube-ka ah,

Mar kale iyo Markale waxan ka xunnahay Ciladaas, waxaana sida ugu dhaqsiyaha badan ugu dadaaleynaa in aan idiinku habeyno si casriyeysan.

Hadii ilaahay Idmo wixii ka dambeeya Bishan Ramadan Waxaad la kulmi doontaan isbedel weyn oo dhanka Casriyeynta Webka ah.

Fadlan wixii Talo iyo Tusaalo ah ku soo dir Email- qalbifuran.com@gmail.com

181 Booqashada dhan 1 Booqashada maanta
♡❤♡❤❤♡❤ QALBI FURAN ON FACEBOOK ❤♡❤❤♡❤♡